Tuesday 28 December 2010

(NEW) WARGELIN #41 – Gudaha Safaaradda, Waxaan soo arkay, Xildhibaan Heesaya + siyaado

Barnaamijka laga wada daba dhacay ee todobaadlaha ah ee lagu magacaabo Wargelin ayaa sanadkiisii labaad galay, Barnaamijkan oo todobaad walba lagusoo qaato dhacdooyinka todobaadka, sheekooyinka Soomaalida Aduunka iyo waxyaabo fara badan oo dadka Soomaaliyeed xiisa galiya ayaa ku maqnaa fasax kadib markii uu u dhamaaday sanadkiisii koowaad oo ku dhamaaday guul iyo horumar.
Haddaba Todiobaadkan oo ah kiisii ugu horeeyay ayaa waxaa lagu soo qaatay gudaha Safaaraddii Soomaalida ee Nairobi sida laga dhigay iyo daawasho gaar ah oo aadan meel kale ka helayn kuna saabsan isbedelka iyo aragtida safaaradda, waxaa kaloo ka mid ah waxyaabaha lagu falanqaynayo todobaadkan waxyaabaha aan soo kusoo aragnay qurbaha, heesta 2010 loogu daawashada badnaa, filimaantii 2010 oo hadaadan daawan 6 daqiiqo lagaaga soo dhigay kuligood, Xildhibaan Heesaya (Waa kuma?) iyo siyaado.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...