Thursday 30 December 2010

Soomaaliland Oo Xukun Ku Riday Duuliyaasha Diyaaradii Ku Xanibneyd Hargeysa

Hargeysa (RBC Radio):- Maxkamada magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaaliland ayaa xukun ku riday lix nin oo duuliyaal ah oo waday diyaarad la sheegay in ay hub u siday Puntland oo maalmahan ku xanibneyd Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaaliland.
Maxkamada ayaa duuliyaasha ku xukuntay min hal sano oo xarig ah iyo lacag dhan 500$ Doolar, iyadoo Gudoomiyaha maxkamadu sheegay in ay iibsan karaan xariga halka sano ee lagu xukumay
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...