Saturday 29 January 2011

Barnaamijka Wariyeha: Ka tegidii wariyaha weyn Cali Xaraare ee VOA’da iyo saameynta ay ku yeelatey gobolada Soomaaliya.

Boosaaso (SPR): Waa barnaamijkii wariyeyaasha oo aad ka dhagaysataan idaacada SPR todobaad walba iyadoo aan todobaadkan ku soo qaadan doona ka tegidii wariye Cali Xaraare oo ka tagey idaacada VOA’da iyo saameynta ay ku yeelatay gobolada Soomaaliyeed. Dadka codadka aan ka qaadney ayaa waxaa ka mid ah suxifiyaal caan ka ah dalka Soomaaliya,  aqoonyahano iyo qeybo kale oo ka mid ah dadkii xiiseyn jirey idaacada VOA’da gaar ahaan barnaamijkii Caweyska Washington ee uu soo deyn jirey wariyeha weyn ee Cali Xaraare.

HALKAAN KU DHAGAYSO BARNAAMIJKII OO MP3 AH

--

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...