Monday 31 January 2011

DEG DEG: RBC Radio ayaa Ogaatay Xog Ku Saabsan Ninkii Shalay Al-Shabaab ay ku Dishay Muqdisho (Warbixin)

Muqdisho (RBC) Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo laga helayo dad aqoon u leh nin shalay ay dileen xarakada Shabaab kaasoo lagu eedeeyey inuu basaas u shaqeynayey CIA-da Mareykanka.
Waxaa maanta RBC Radio soo gaaray fariimo nooga yimid dad sheegay inay ehelo ahaayeen ninka la dilay oo lagu magacaabi jiray AXMED CALI XUSEEN balse loo yaqaano “Axmed Kayse” siday noo cadeeyeen dad eheladiisa ah oo maanta nala soo xiriiray.
Taariikhda Axmed Kayse
Axmed Cali Xuseen “Axmed Kayse” waxaa da’diisu ahayd 44 jir, wuxuu ka soo jeeda deegaanada Waqooyiga Soomaaliya (Somaliland) oo uu ku dhashay.
Eheladiisa waxay noo fasaxeen inaan sheegno qabiilka ninkaasi iyagoo noogu sheegay beesha {CIDA-GALE} oo deegaan ahaan degan Hargeysa.
Axmed Kayse waxaa uu wax ku soo bartay dalka Sudan wuxuuna jaamicada ka qalin jabiyey 1988, wixii xilligaas ka dambeeyeyna wxuu ku biiray ururkii AL-ITAXAAD ee uu hogaamin jiray Xasan Daahir Aweys. Hase yeeshee sanadihii sagaashameeyadii ayuu isaga baxay AL-ITAXAAD.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...