Saturday 29 January 2011

Madaxweynaha Dowladda FKMG Soomaaliya Oo Kala Diraya Golaha Baarlamaanka


Narobi (RBC Rado) Sida ku cad warqad Raxanreeb.com soo gaartey  ayaa Madaxweynaha DFKMG mudane Shariif Sh Axmad ayaa dhaliilo badan Madaxweynuhu ujeediyay xubnaha Xildhibaanada Baarlamaanka, kuwaasi oo uu ku tilmaamey in ay ku guda jiraan musuqmaasuq iyo kala qeybsanaan joogta ah, islamarkaana ay ka seexdeen howshii loo soo doortay sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Dowladda FKMG Soomaaliya oo faafintiisa dib loo dhigey.
Dhaliisha Madaxweynaha dowladda FKMG Soomaaliya uu ujeediyay Xildhibaanada ayaa waxaa dhinac socda eedeyn uu ujeediyay Maamulka Golaha Baarlamaanka oo lagu tilmaamey kuwa gabey shaqadii ay shacabka iyo dowladdaba u hayeen.
Axdiga kumeel gaark ah ee ay ku shaqeyso DFKMG ayaan madaxweynaha awood ku siineyn in uu kala diro golaha Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya, balse waxaa tani kamid tahay xusul duubka uu madaxweyne Sh Shariif ugu jiro sidii uu ugu sii nagaadi lagaa xilka hogaanka dalka marka waqtiga ka dhamaado oo ay ku beegan tahay bisha agoosto ee fooda nagu soo heysa.
Warsaxaafadeedka oo ku taariikheysnaa 26/01/2011 ayaan la ogeyn waxa faafintiisa dib u dhigey ayaa uqornaa sidatan.
Ujeeddo:- Kala Diris Golaha Baarlamaanka Kumeel Gaarka Ah
  1. Baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya oo gudan waayey xilalkii loo doortay.
  2. Kala qeybsanaan dhinaca siyaasada ah iyo musuqmaasuq joogta ah, iyo Baarlamaanka oo gabey inuu yeesho fadhiyadii loogu talo galay si howsha Qaran ay u socoto, sharciyadana u hirgalaan. 
  3. Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...