Wednesday 26 January 2011

SH.CALI DHEERE “Nimankii shalay nagu eedeeynayey ceyrinta Heyadaha waxaa ILAAHAY mahadii ah iney maanta nala ogaadeen cadownimada gaalada”

Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali dheere) ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed intooda badan ay hadda ku baraarugeen dhagarta iyo hagardaamada ay muslimiinta ku hayaan wax uu ugu yeeray heyaddaha samafalka gaalada ayna ogaadeen in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ku saxsanaeyd go’aankii ay kaga ceyrisay goobaha ay ka taliso heyadaha samafalka.
Shiikh Cali Dheere waxaa uu intaa ku daray in goobaha ay ka taliso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee gobolada iyo degmooyinka dalka maamulada ka jira ka sameeyeen gurmad balaaran oo biyo lagu gaarsiiyey tuulooyinka fog fog ee ay abaaruhu saameeyeen isla markaana dadka abaaruhu ay ku dhufteen ay gaarsiiyeen raashiin iyo xoolo seko ah oo si weyn ay ugu baahi baxeen, wuxuuna dhinaca kale sheegay in goobaha ay joogaan heyadaha samafalka dadku ay baahi ugu dhimanayaan oo aysan jirin wax ay siiyeen.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...