Saturday 28 May 2011

Howgalkii African Village oo Noqon Doonta African Cemetary oo Bilowday


Muqdisho:- Waxaa horay loo saadaaliyey inay dhici karto in xoogaa ay gaalomadowda iyo kuwa Soomaaliyeed soo durkayaan dabadeedna dib loo riixi doono oo la baabi’in doono. Hadda waa muuqataa inay magaalooyin qabsadeen sida Balad Xaawo, Luuq, Ceelwaaq, iyo Dhoobley. Sidoo kale waa iyaga meelo Xamar ka mid ah soo galay.
Dad badan waxay rumeysan yihiin haddii Ilaah idmo in xaafadaha Hodan iyo Howlwadaag noqon doonaan meeshii kufaarta Amisom ku jabi lahayd. Waxaa dhici karta inay African Village iyo meelo jidka Soddonka ku yaal soo gaaraan laakiin halkaas kaddib sidii Ilaah u jabshay huwankii Axzaab kuwaana u jabin doono. Marka ciddii bixisay magaca African Village oo loola dan lahaa markii la dajiyey madaxweynayaahsii Afrika inay hadda noqon doontoo “African Cemetary” qabuuro gaalomadowda!
Micnuhu maaha in bakhtigooda meesha lagu aasayo ee waa in meesha laga baabi’in doono. Maanta dib baa loo ceshay gaaladii iyo gaaloraacyadii waxaana lagu khasbay inay dib u joogsadaan. Marka hala samro oo guushu waa imaaneysaa insha Allaah ee yaan la degdegin.
Maxamed Xaamud

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...