Wednesday 22 June 2011

SIR:"Sh.Shariif wa in lasoo xiraa"


PDF Print E-mail
Monday, 20 June 2011 22:45
Kusimaha Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo haatan noqday saaxiib dhow Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa wareysiyo la'layeeshay xiligii uu Shariif gudoomiyaha u ahaa Maxkamada islaamka 2006-dii ayaa ka hadlay arimo badan oo uu ku difaacayay xiligaasi dowladii C/llahi Yusuf, isagoo aad u taageeri jiray xiligaasi.
Cabdiwali dadka yaqaan ayaa ku sheega in uu yahay shaqsi wajiyo badan leh isagoo aadna u aaminsan fikradaha qabalaga ku saleysan, waxaana xiligii uu C/llahi Yusuf madaxweynaha ahaa uu daabici jiray qoraalo uu aad ugu difaacayo dowladaas isagoo ayna heyb ahaan hoos xigta isla yihiin Col.C/llahi Yusuf.
Joornaal kasoo baxa dalka Mareykanka oo aad wax uga qora kooxaha islaamiyiinta gaar ahaa kuwa lagu sheego argagaxisada caalamka, Joornaalkan oo lagu magacaabo (The Long War Journal).
Dr. C/wali oo xiliga wareysigan la'layeeshay warka dhigi jiray jaamacad lagu magacaabo Niagra University oo dalka Mareykanka kutaal, wareysigiisaas ayuu ku sheegay in xiligaasi lasoo xirxiro madaxdii Midowga Maxkamadaha waxaana uu sheegay in Sheekh Shariif oo xiligaasi Madax u ahaa in uu yahay nin aanan jecleyn dadka qunyarsocodka ah waana inlasoo xiraa ayuu yiri isagoo ka jawaabayay hadalkasoo yeeray safiirkii Mareykanka oo ku sheegay Shariif in uu yahay nin qunyar socod ah. AQRI JOORNAALKA WARKAN QORAY (RIIX).
WUXUU YIRI C/WALI ENGLISH:  Ferbruary 2007
I am outraged of the behavior of [the U.S. Ambassador] to Kenya. More than 3000 Somalis died because of Sheikh Sharif and ICU," said Ali Abdiweli, a professor at Niagra University who is in contact with the Somali government. "[Sharif] should be put on trial. Here we go again saying that he is moderate.... This is nonsense and there is no way that Sheikh Sharif will accept any secular government. Actually, the behavior of the Ambassador will encourage the remnants of the Islamic Courts."

Read more: http://www.longwarjournal.org/archives/2007/02/somalias_islamist_co.php#ixzz1PrMyUxFN


Dr. Cabdiwali ayaa sidoo kale isla joornaalkan wareysi ayla yeelatay 2006-dii waxaa uu ka hadlay halka ay kusugnaayeen qaarkamida hogaamiyeyaashii Maxkamadaha aya yiri Sh.Xasan Daahir Aweys, Ceyrow iyo Indhacade in ay ku dhuumaaleysanayaan Dhuusamareeb kuwaas oo uu yiri waxaa ay kasoo jeedaan qabiilka Ceyr Habargidir, Cabdiwali ayaa sidoo kale sheegay in Sheekh Shariif oo u dhashay Qabiilka Abgaal ayaan tagi karin meesha uu ku dhashay sababtoo ah ayuu yiri waxaa halkaasi gacanta ku hayo Maxamed Dheere oo ay qaraabo yihiin balse waxaa uu shariif ku suganyahay ayuu yiri Muqdisho ama meelo kamida Koonfurta Soomaaliya.  AQRISO WARKAN OO ENGLISH KU QORAN (RIIX).

WUXUU YIRI C/WALI ENGLISH:

We asked Dr. Abdiweli Ali, a professor at Niagra University who is in contact with the Somali government, about the possible whereabouts of the senior leadership of the Islamic Courts. "Aweys, Ayrow, and Indha'adde belong to Ayr sub-clan of Habargedir clan. They hail from Dusa-mareb in central Somalia. However, they can't hide there. If they are in Somalia, they are either on the run in Southern Somalia or in Mogadishu where they have a lot of supporters. Sharif hails from Abgal Clan. He is from Jowhar, but his arch-enemy cousin Mohamed Dhere is in charge of Jowhar. Therefore, he couldn't be there for sure. He is either in Mogadishu or somewhere in the south."

Read more: http://www.longwarjournal.org/archives/2007/01/hunting_on_the_kenya.php#ixzz1PrPeYdJf

Dr. C/wali oo xiligaasi aad uladhacsanaa siyaasadii Madaxweyne C/llahi Yusuf ee uu Itoobiyaanka ku keenay magaaladda Muqdisho ayaa isla joornaalkaasi kaga waramay xili ay Yusuf Siyaad indhacade iyo Abuu Mansuur ayku sugnaayeen dalka Sacuudiga oo ay u joogeen Xaj ayaa yiri waa in ay dowladda Sacuudiga ay gacanta usoo galisaa dowladda Soomaaliyeed kuwa gacan ku dhiigleyaasha ah, waxaa kaluu yiri waa in ay dowladda Soomaalida iyo Mareykanka ay cadaadis ku saaraan Sacuudiga sidii gacankudhiigleyaasha loo soo gacangelin lahaa dowladda Soomaalida, ayuu yiri Cabdiwali. AQRI QORAALKA ENGLISH (RIIX).

WUXUU YIRI C/WALI XILIGAAS:

Dr. Abdiweli Ali also noted that Indha'adde and Abu Mansoor are currently in Saudi Arabia. "Indha'adde and Abu Mansoor are in Saudi Arabia for the Haj Pilgrimage," said Dr. Ali. "The Saudi government should hand them over to the TFG [Transitional Federal Government], and the US government should pressure the Saudi government to hand over these criminals."
Hadaba Dr.C/wali markii uu xilgaasi dhaliisha nuucaasa usoo jeedshay Madaxweyne Shariif tolow ma waxbaa iska badalay haatan mise fikirkaasi weli waa uu aaminsanyahay, C/wali weli lama hayo meel uu ku cadeeyay in uusan fikirkaasi aaminsaneyn.

Wixii warar ah ee ku saabsan magacaabista Ra'iisulwasaaraha cusub laso diirad

Diirad news Desk
diirad@live.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...