Thursday 28 July 2011

Allaah oo Dabayshii Nasriga Keenay iyo Gaaladii iyo Gaaloraacyadii oo Dabada looga Dhacay


Sida muuqata gaalada Amisom iyo carrotuurkii ayaa weerar saf ballaaran maanta ku soo qaaday degmooyin badan oo Muqdisho ah. Sidii caadada u ahayd Mujaahidiinta Ilaahay waa sugay. Waa jirtaa in goobo hor leh ay gaaladu soo gashay maanta laakiin Ilaahay fadligii markii qorraxdii iilatay baa inta Mujaahidiintu Allaah baryeen waxay weerar ku soo qaadeen gaaladii.


Hadda intii badneyd meelihii gaaladu soo gashay waa laga saaray. Godadkii u dambeeyey baa insha Allaah laga saarayaa. Marka dhowaan waxaa saxaafadda la hadli doona madaxda Mujaahidiinta insha Allaah.

Somalimemo.net
Hits: 944
Comments (19)add comment

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...