Thursday 28 July 2011

Sheekh yuusuf kabo -kutukade ayaa jooga Guriceel agteeda ayeey maqleen ,kadibna waan dilnay ayeey warbaahintooda usheegeen.


Filed under: Warar |
GURICEEL:- Tan iyo markii Mujaahidiinta Alshabaab iyo beesha Habar ajji heshiiska kuwada gaareen Wilaayada G/gaduud ayaa waxaa soo ifbaxayay warar dayaacado ah oo ay wadeen rag kasoo jeeda beeshaasi oo kakala tirsan Kooxda ridada Soomaaliya iyo mushrikiinta G/gaduud .
Hogaamiye kooxeedka Indho cade oo kasoo jeeda beeshaasi ayaa horay usheegay in heshiiskaasi uu yahay been abuur ,habar ajjina aysan weligeed mujaahidiinta laheshiin doonin iyagoo aan kala tasahn indho cadde iyo murtadiinta lamidka ah, isagoo adeegsanayay erayo kadhan ah beesha abgaal ujeedkiisuna ahaa inuu kukiciyo dadka caamada ah ee beeshiisa kasoo jeeda.
Intii caroon laheyd wey kacarootay intii kufarxi laheydna wey kufarxday heshiiska Habar ajji iyo shabaab ,qabuuriyiinta hoostaga kirishtanka Itoobiya ayeey sixoogan usaameysay maamulada islaamiga ah ee laga dhisay deegaano aan kafogeyn degmada Guriceel oo ah saldhiga mushrikiinta ,dhalinyarada kahijrooneysa caabudwaaq iyo dhuusamreeb ,isdhexgalka shabaab iyo habar ajji , nabada kadhex dhalatayna waa ay fiirsan waayeen waxaaba kasii daran markii ay maqleen waaliga G/gaduud ayaa guriceel agteeda maanta kulan kula leh wagaradka habar ajji .
Yuusuf alqaadi oo sheegta afhayeenka mushrikiinta ayaa warbaahinta cadawga usheegay inay dileen waaliga G/-gaduud sheekh Yuusuf sheekh Ciise kaba kutukade ,waxaa xalay warbaahinta islaamiga ah lahadlay waaliga oo sheegay in shahaadada aytahay waxa uu doonayo laakin hada uu weli noolyahay,mar laweydiiyay ujeedada ay cadawgu kaleeyihiin beentaasi ayuu sheegay inay niyada isaga dhisanayaan oo ay doonayaan inay kaga nixiyaan dadka muslimiinta dilka hogaamiye katirsan mujaahidiinta laakin ayba farxad tahay hadii uu shahiido.
waaliga ayaa ugu dambeyn dadka muslimiinta ah ee kunool wilayada ugu baaqay inaysan dhegna jalaq usiin hadalada mushrikiinta oo ay sii labalaaban taagerida jihaadka lagula jiro cadawga alle.
C/laahi Shire
Somalimidnimo.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...