Sunday 30 October 2011

Deg Deg: Kooxo Gaalkacyo ku dilay Caawa Masuul ka tirsan PDRC

Share
Kooxo hubaysan ayaa caawa fiidnimadii ku toogtay ma’uul ka tirsanaa Hay’adda Puntland u qaabilsan Cilmi baarista ee loo soo gaabiyo PDRC.
Wakhtiga la dilayey mas’uul ayaa ku sugnaa gudaha magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Hotel Guure oo  ku yaala bartamaha xaafada Israac waxaana xabado ay kala dhaceen madaxa.
Mas’uulkaas ayaa lagu magacaabi jiray Cabdiqaadir Yaasiin Jaamac ayaa ahaa madaxii PDRC ee gobolka Mudug, wuxuuna magaalada Gaalkacyo ujoogay sida la sheegay hawlo shaqo.
Marxuumkan ayaa noqaya kii labaad oo ka tirsan Hay’adda PDRC oo la dilo,waxaana xusid mudan in magaalada Garoowe ay kooxo hubaysan ay ku dileen Allaha ha u naxariistee Maxamed Yaasiin Ciise [Ilkacase]
RBC Radio
Gaalkacyo

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...