Sunday 30 October 2011

Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf oo Shacabka Jowhar u faah faahiyay halka uu marayo Jihaadka Somaliya (Dhageyso)


Qaa'id sare oo katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixiyay halka uu marayo dagaalka Jihaadka ah ee ka socda dalka Muslimka Soomaaliya.

Sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf oo kamid ah saraakiisha sarsare ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa socod ku maraya wilaayada shabeelada dhexe halkaasi oo uu kulamo kula leeyahay bulshada qeybaheeda kala duwan.

Isagoo Boqolaal qof kula hadlayay fagaare ku yaal magaalada Jowhar ayuu sheekh Fu'aad Maxamed Khalaf sheegay in jihaadka Soomaaliya uu meeshii ugu wanaagsaneed marayo.

Sheekha ayaa ugu bishaareeyay muslimiinta in mar walba oo ay gaalo iskusoo baheysato muslimiinta uu nasriga Alle dhawyahay.


Halkaan ka dhagayso Sheekh Fu'aad

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...