Tuesday 27 December 2011

War deg deg ah: Dagaal Culus oo ka socda Deegaanka Buurgaabo ee Jubbada Hoose.


Written by Administrator on .
somalimemo.netDagaal culus ayaa goordhaw ka qarxay deegaanka Buurgaabo ee wilaayada Islaamiga Jubbada Hoose.

Wararka nagasoo gaaraya Jubbada Hoose ayaa xaqiijinaya in ciidamada Mujaahidiinta weeraro culus ku qaadeen Buurgaabo waxaana hadda lamaqlayaa dhawaqa rasaas xoogan.

Saraakiil katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegay in weerarka ay qaadeen ciidamada Mujaahidiinta waxayna xabaddu ku socotaa saldhigyada ciidamada Kenya iyo maleeshiyaadka Soomaalida ah.

Dagaalka caawa ka socda Buurgaabo wuxuu kusoo aadayaa xilli mujaahidiinta Soomaaliya ay dhaq dhaqaaqyo xoogan ka wadaan wilaayaatka ay ciidanka Kirishtanka Kenya kusoo duuleen.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...