Friday 27 January 2012

Taliye Ku Xigeenkii Ciidanka Itoobiya ee Hiiraan oo lagu dilay Weerarkii Beled Weyne.


Written by Administrator on .
Saxaafadda Islaamiga ah ayaa heshay qaar katirsan magacyada saraakiil Itoobiyaan ah oo dhawaan ku dhintay weerarkii Istish-haadiga ahaa ee ka dhacay magaalada Baladweyne.

Magaalada Jigjiga ee dhulka Soomaalida ee Itoobiya gumeysato ayaa lageeyay dhaawacyada saraakiil Itoobiyaan ah iyo meydadka ciidan badan oo ku waxyeeloobay camaliyaddii dhawaan ka dhacday
Baladweyne.


Ku xigeenkii Taliyaha ciidanka Itoobiya ee magaalada
Baladweyne iyo Gobolada dhexe ayaa laxaqiijiyay in uu ku dhintay weerarkii naftii hurnimo ee dhawaan ka dhacay Hiiraan.


Ninkan Gaalka ah ee dhintay darajadiisu waa Korneel waxaana lagu magacaabi jiray Torontos waxaa kale oo dhaawac halis ah gaaray madaxii saadka ciidanka Itoobiya ee
Baladweyne.


Allaha ka aqbalee walaalkii weerarka Istish-haadiga ah ku fuliyay ciidanka Itoobiyaanka eea
Baladweyne qabsaday ayaa waxbadan ka bedelay niyadda cadawga.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...