Friday 10 February 2012

Fanaanka Weyn Ee 50 Cent Oo Booqday Meelaha Abaaraha Ay Ka Dhaceyn Soomaaliya iyo Kenya

Share
NAIROBI, Kenya (RBC) Fanaaka ku caanbaxay heesaha Raabka  50 Cent oo la socda koox ka tirsan barnaamijka cuntada aduunka WFP ayaa markii ugu horreysay booqday meelaha sida ba’an ay ugu dhufteen abaaraha Soomaaliya iyo Kenya
Wuxuu ka bilaabay safarkiisa deeganka Dolo oo ka tirsan gobalka Gedo ee Soomaaliya Arbacadii halkaas oo ugu tagat tobanaan kun oo qof kuwaas u badan caruur iyo haweyn oo ka barakacay abaaraha ku dhuftay dalkooda oo ay ku dhinteen tobanaan kun oo soomaali ah.
50 Cent,magiisa oo sax ah waa Curtis Jackson, wuxuu u qeybiyay dadkaas 1-bilyan oo cunno ah taas oo ay waday barnaamijka oo WFP.
QM ayaa toddobaadkii la soo dhaafay, waxa ay ku dhawaaqday in ay dhamaatay abaarta Soomaaliya lix bil ka dib, laakin waxa ay sheegtay tobanaan kun oo qof in ay wali u baahan yihiin gargaar cunno ah.
Dowladda Britain ayaa sheegtay inta u dhexeysa 50,000 ilaa 100,000 qof in ay u dhinteen abaartii ku dhufatay geeska Africa.
RBC Radio

1 comment:

Anonymous said...

Awesome blog! Is your theme custom made or did you download it from somewhere?
A theme like yours with a few simple adjustements would really make my
blog stand out. Please let me know where you got your design.
Bless you

Feel free to surf to my web-site; bmi calculator

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...