Tuesday 27 March 2012

Ogeysiis - Guddiga khubarada iyo Guddiga Federaalka madaxabannaan ee arrimaha dastuurka

Ogeysiis - Announcement

ANNOUNCEMENT

The Committee of Experts on the Constitution and the Independent Federal Commission on the Constitution has the pleasure to inform the Somali Community in the United Kingdom that the public consultation of the draft constitution will be held on Wednesday March 28, 2012 at the Marriot Hotel, Regents Park, 128 King Henry's Road • London, NW3 3ST United Kingdom at 6:00pm.
Another public consultation of the draft constitution will also be held on Saturday March 31, 2012 at the SAS Radisson Holberkus Plass, Holberkus Gate 30, Oslo at 14:00 – 18:00.
The Somali Community is invited to participate in the open forum so as to submit their views and comments to the draft constitution being prepared for adoption. The first 300 people will have access.

OGEYSIIS

Guddiga khubarada iyo Guddiga Federaalka madaxabanaan ee arrimaha dastuurka waxaa farxad u ah iney ogeysiiyaan bulshada Soomaalida ah ee ku nool boqortooyada Ingiriiska in la qabanayo la tashiga dadweynaha ee qabyo qoraalka dastuurka Arbacada taariikhda markay tahay 28 Maarso 2012 laguna qaban doona hoteelka Marriot, Regents Park, 128 King Henry’s Road, NW3 3ST, London, United Kingdom saacada markay tahay 6:00 galabnimo.
Waxaa kaloo la tashiga dadweynaha lagu qaban doonnaa Sabtida taariikhda markey tahay 31 Maarso 2012, laguna qaban doono SAS Radisson Holberkus Plass, Holberkus Gate 30, Oslo saacada 14:00 – 18:00.
Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed waxaa lagu casumayaa iney kasoo qeybgalaan fagaarahaan dood wadaaga ah si ay uga dhiibtaan fikirkooda iyo aaraahdooda ku aaddan dastuurka qabyo qoraalka ee loo diyaarinayo in la ansixiyo. 300 qof ee ugu hor yimaada ayaa loo

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...