Tuesday 11 September 2012

Gaas Hadii Uusan Is-Casilli Laheyn Shalay Xildhibaanada Washasmsi Iguma Qaadeen:Sheekh Shariif


PDFPrintE-mail
Written by Administrator   
Tuesday, 11 September 2012 12:20

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh-Shariif oo maanta taageerayaashiisa Ololaha doorashadda qado-sharaf u-sameeyay,ayaa sheegay shalay hadii uusan is-casili-laheyn Musharax C/weli Gaas uu maanta ahaan-lahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed.

"Gaas markii uu ogaaday inuu galay kaalintii 3-aad,ayuu heshiis-hoose la galay Wadaadka Xasan Sheekh Maxamuud oo aan weligiis ku-riyoon inuu Madaxweyme ahaado,balse shalay xildhibaanadda ayaa aniga igu xukmeynaya,ayey Washamsi igu qaadeen"ayaa laga soo xigtay Sheekh-Shariif.

Shalay ayaa Soomaalidda is-bedeldoonka ah ku farxay in weji-cusub oo siyaasadeed la galo,kadib markii 2-dii nin ee loo saadalinayey Musharax Gaas iyo Musharax Shariif ay taako isku-dhigeen tareenka-siyaasadana iyaga iska-tuuray,iyadoo horey uu tareenka-siyaasadda uga dhacay Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Shariif-Sakiin.

Shacabkamedia:Beyra:Puntland

Shacabkamedia:Runta-Kama-Xishoono

Email:Shacabkamedia@live.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...