Monday 29 October 2012

Xaad Oo Ka Digay In Golaha Wasiirada Laga Dhigo 9 Iyo Xubnihii Wasiiradda Oo Madaxtooyada Ku Sugan(Dhageyso Digniinta Xaad )


PDFPrintE-mail
Written by Administrator   
Monday, 29 October 2012 09:09

Xili ay soo baxayeen maalmahan Warar ku aadan in laga yaabo in Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub ee Soomaaliya aad loo koobo lagana dhigo ilaa 9-Wasiir ayaa arintaasi waxaa ka hadlay kana digay qaar kamid ah Odayaasha Beesha Hawiye.
Nabadoon Xaad Gudoomiyaha Dhaqanka iyo Midnimada Beesha Hawiye ayaa uga Digay R/Wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Saacid in uu soo dhiso Xukuumad yar oo ka kooban ilaa 9-wasiir

‘’Madaxda Dowlada waxaan leenahay waxaad heesataan Fursad badan mana ahan in 9-Wasiir lasoo dhiso Soomaali uma qeybsanto marka R/Wasaaraha waxaan ugu baaqi laheyn in uu arintaasi ka fiirsado isbadal kalana la yimaado Wasiiradana uu kor dhiyo’’ ayuu yiri Nabadoon Xaad.

Maxamed Xasan Xaad ayaa sidoo kale sheegay inaysan jirin xaalad ku adkeyn karta in Golaha Wasiirada ee imaanaya laga dhigo 9-wasiir isaga oo codsi ujeediyay madaxda dowladda oo ku aadan in tiradaasi la kordhiyo.

Hadalka kasoo baxay Nabadoon Xaad ayaa kusoo aadaya xili Warar aan la hubin oo suuqa kujira sheegayaan in laga yaabo in Golaha Wasiirada la dhisayo ka koobnaadaan 9-Wasiir arintaas oo la sheegay imn uu gadaal ka riixayo Madaxweynaha,iyadoo hadda inta badan Golaha Wasiiradda cusub ay ku sugan-yihiin Madaxtooyadda laguna dhawaaqi-karo magacyadooda saacadaha soo socda,inkastoo la filan karo inay maalin kale gadaal u dhacdo.

Riix Halkan si aad udhagaysato Waraysiga Nabadoon Xaad

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...