Monday 24 December 2012

Isimida Puntland Miyaa Been Sheegayo Mise Mucaaradka Ayaa Been-Sheegayo?(Maxaa La Isaga Indha-Tirayaa Go'aankii Isimada Puntland)(Dhageyso)


PDFPrintE-mail
Written by Administrator   
Tuesday, 25 December 2012 01:35

Mudooyinkii ugu danbeysey waxa soo badanayey hadalo ay warbaahinta qaar in badan ku soo celiceliso iyo muran aan jirin oo ku saabsan muddada halka sanno ee Xukuumadda u dhiman oo ku tilmaamen muddo kororsi.

Ismida Puntland oo goob joog ka ahaa ansixinta Dastuurka Puntland iyo lifaaqa lasocda horeyna u soo xulay Ergadii ansixisay dastuurka Puntland ee 500-qof ku dhaweyd oo ka wakiilka aheyd dhamaan Shacabka Puntland.

Mucaaradka ayaa munaasabado badan ku soo celcelshey baahida loo qabo in issimada Puntland ay soo farogashaan xaalada dalku marayo ,waxana weeyaan issimadaasu kuwii horey goob jooga uga ahaa Ansixintii Dastuurka Puntland iyo Lifaaqyadii la socdey soona xuley ergadii ka qaybgashey shirka.

Kooxaha mucaaradka sida Jan. cabdulaahi Saciid Samatar, Gaagaab iyo Cabdiraxmaan Gablax waxay dhowr jeer COD dheer iyo mid gaaban ku sheegeen in hadii khilaaf yimaado Marjaca loo noqonayo uu yahay Isimada , hadaba Dadku waxay iswaydiinayaan Nimankaan Siyaasiyiinta ahna ay waydiinayaan Isimada hadalkooda aad maqli doontaan miyasan ahayn Isimadooda, Mise Isimo kale oo cusub baa diyaar u ah Mucaaradka?????

Idaacadaha Puntland oo dib u Jaleecay Kaydka ayaa waxay u soo gudbineysa Akhyaarta ku xiran qayb ka mid ah khudbadihii ay ka jeediyeen Issimada Puntland Ansixintii Dastuurka waxana kala yihiin codadka hoos ku xusan:

1-Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan

2-Islaan Ciise Islaan Maxamed

3-Islaan Bashiir Islaan Cabdule

4-Suldaan Cabdisalaan Shiikh Maxamuud.

Horey ayaa madaxweynaha Puntland uu mucaaradka iyo siyaasiyiinta hanku ku jiro uu ugu baaqey inay furtaan Ururo iyo axsaab siyaasadeed oo u tartamaan hanashada codka dadweynaha reer Puntland oo si xor ah u dooran doona cidta mataleysa

Ama Daawo:Isimada Puntland oo ansaxiyay Dastuurka iyo sanadka Xukuumadda Faroole loogu daray:

Adobe Flash Player not installed or older than 9.0.115!
Get Adobe Flash Player here
Puntlandi+Allidamaale+Shacabkamedia

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Last Updated on Tuesday, 25 December 2012 05:42

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...