Thursday 28 March 2013

R/W Saacid oo Maanta Booqday Taliska Ciidamada iyo Dekada Kismaayo (Sawirro)



Kismaayo (RBC) R/Wasaaraha Jamuuriyada Fedaraalka ka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon [Saacid] iyo wafdigii uu hogaaminyay ee maalmahanba ku sugnaa magalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ay kormeer maanta ku tageen xarumaha Ciidamada Xooga Dalka iyo Dakada Magalada Kismaayo
Ugu horayn R/W Shirdoon waxaa uu garay Dakada magalada Kismaayo waxaana halkaas kusoo dhaweyay masuuliyinta dakada Kismaayo waxaana uu halkaas warbixin kasiiyay Madaxda Dakada Kismaayo
R/W Jamuuriyada Fedaraalka ka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon waxaa uu kale uu booqday maanta taliska labaad ee Ciidamada Xooga Dalka ee ku yaala Xerada Shiirkole Ofishaale waxaana halkaas uu mudo saacado ah kulan aan warbaahinta loo fasixin la qaatay Saraakiisha Ciidamada.
Waxaa lagu wadaa sacadaha soo socda in R/W Cabdi Faarax Shirdoon uu warbaahinta uga warbixiyo kulamo dhexmaray masuuliyinta Maamulka KMG ah ee magalada Kismaayo.
RBC Kismaayo

1 comment:

Anonymous said...

If some one needs expert view regarding blogging and site-building
afterward i propose him/her to pay a visit this weblog, Keep
up the good work.

Also visit my blog post ... elektronisk cigaret

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...