Monday 22 April 2013

Xaaladda magaaladda Gaalkacyo oo dagan kadib markii madaafic la isweydarsanayey laga maqlay magaaladda.



Muqaal ku tusaya qayb ka mid ah waqooyiga magaaladd Gaalkacyo RBC Radio
Xaaladda ayan xiligaan umuqata mid dagan oo an wax cabsi ay aysan qabin dadka shacabka ah ee ku kala dhaqan magaaladda Gaalkacyo,waxana si caadi ah usocda isu socdka ganacsiga.Qar ka mid ah shacabka oo la soo xariirey shabakada Raxanreeb xafiis waredkeda Gaalkacyo ayaa dareen koda ku til maamey mid wax kasta ay ka fili karaan inay dhacan in kasto ay sheegen in xiligaan wax saasan coladed ah ay san jirin.illaa xiligaan majiraan wax hadal ah oo ka soo baxay masuuliyinta labada dhinac iyo waxgaradka magaaladda,waxana jira xiriiro anu la sameney in dhinac yadda anu la xiriirney ay ka gabsaden.
Si kastaba xiisadaan ayaa ka danbey sey ka dib marki maalinti shaley ahyed ay dileen ciidanka illaaladda garoonka diyaaradaha Gaalkacyo nin ka soo jeeda koonfurta Gaalkacyo kasii oo la socdey koox damacsaned inay hub la galaan guddaha garoonka.
Wixii wararkaan ku soo kordha kala soco shabakada Raxanreeb.com
Iimaan Maxamed Jaamac
RBC Radio
Xafiiska Gaalkacyo

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...