Monday 6 May 2013

Daawo:Beentii Culusoow Oo Shacabkamedia Baaritaan Ku Samaysay (Daawo:Codad Aan Ka Duubnay Iyo Heerka Uu Ka Gaaray Qabiilka)


PDFPrintE-mail
Written by Administrator   
Monday, 06 May 2013 17:24

Warbaahinta Shacabkmedia ayaa baaritaan iyo dabagal ku samaysay codad iska hor-imaanayo oo aan ka duubnay Madaxeyne Xasan Culusoow heerka uu ka gaaray Heer-kulka Qabyaaladda,waxaadna maqlaysaa isagoo guubaabinayo Reer Beledweyne inay maamul sameysyaan.

Fililankan qoraalka wata hadii aad daawato waxaa kuu soo baxaya in Madaxweynaha afkiisa iyo dhegtiisa is-maqal,isagoo inkiraya in Reer Beldweyne uusan oran Maamul dhista,halka uu Kismaayo uu diidan-yahay inay maamul dhistaan,balse wuxuusan ka war-heyn Tooshka wareega ee Shacabkamedia in lagu ifiniyo ceebtiisana banaanka la keenayo.

Riix:oo:Daawo:codad aan ka duubnay Culusoow iyo Heerka uu Qabiilka ka gaaray waad ka naxaysaa

Riix:oo:Daawo:codad aan ka duubnay Culusoow iyo Heerka uu Qabiilka ka gaaray waad ka naxaysaa

Riix:oo:Daawo:codad aan ka duubnay Culusoow iyo Heerka uu Qabiilka ka gaaray waad ka naxaysaa

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com


No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...