Friday 10 May 2013

Madaxweyne Xasan Sh. oo sheegay iney guul ka gaareen siyaasada dibada,xiligane ay usoo jeesanayaan wax ka qabashada arimaha gudaha dalka



Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada London ee caasimada dalka UK ayaa sheegay in dowladiisu ay ku guuleysatay siyaasada arimaha dibada oo ay ka gaartay guulo la taaban karo,wuxuuna tilmaamay iney xiligan usoo jeesanayaan wax ka qabashada arimaha gudaha dalka.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in qorshaha dowlada Soomaaliya uu yahay sidii looga gudbi lahaa dhibaatada ku habsatay umada Soomaaliyeed,wuxuuna ku nuuxnuuxsaday in dowladu ay waqti badan ku bixisay sidii ay cilaaqaad wanaagsan ula yeelan lahayd wadamada beesha caalamka,isagoona tilmaamay iney taa ka miro dhaliyeen kadib markji si buuxda loo aqoonsaday dowlada Federaalka Soomaaliya ee uu hogaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha ayaa sheegay in ajandaha ugu horeeya ee dowlada inuu yahay sidii wax looga qaban lahaa arimaha gudaha ee dalka,wuxuuna tilmaamay iney tusaale u tahay sida ay dowlada uga go’an tahay wax ka qabashada arimaha gudaha dalka in markii la doortay maalmo kadib uu safaro ku tago magaalooyinka Baydhabo iyo Beledweyne ee gobolada Baay iyo Hiiraan.
Xasan Sh. madaxweynaha dalka ayaa sheega in R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid uu safaro isdaba joog ah ku tagay gobolada dalka si uu ugu kuurgalo xaaladaha ay shacabku ku sugan yihiin iyo sidii loo dhegeysan lahaa aragtidooda iyo waxa ay doonayaan.
Wuxuuna intaa ku daray in maalmaha iyo bilaha soo socda ay dowlada xooga saari doonto wax ka qabashada arimaha gudaha dalka maadaama ay guul ka gaareen arimaha dibada oo ay waqti badan ku bixiyeen sida uu tilmaamay,hadalka madaxweynaha ayaa imaanaya xili dowlada Federaalka lagu dhaliilayo iney ka gaabisay wax ka qabashada arimaha gudaha dalka taa bedelkeedane ay xooga saartay siyaasada arimaha dibada oo kaliya.


RBC Radio
Xafiiska Wararka Muqdisho

6 comments:

Anonymous said...

I am really impressed along with your writing talents and
also with the format to your weblog. Is this a paid theme or did you customize it yourself?
Anyway keep up the excellent quality writing, it's uncommon to peer a great weblog like this one these days..

Check out my weblog: Christian Louboutin Men Sneakers

Anonymous said...

Selected paul smith is identifiable to loud with attention catching apparel, especially for males.

This guidance begs the ask why is designer menswear so very popular?
You have a lot more 2,200 of well maintained waterways
to see. Your cufflinks are high quality, with an in
depth attention to thing. http://asianhottest.

com/activity/p/14275/

my webpage - elasticated skirts

Anonymous said...

It's all about: you're outdoors ~ enjoy the scenery, hunting or not.
Read more of my Disney Getaway Examiner articles or perhaps even sign
up to receive a free subscription. They
are truly essential the different parts of the Disney illustrate to.
You will still have the type of same basic factors afloat as a currently have regarding
dry land. http://thefifthestateworld.com/index.
php?option=com_blog&view=comments&pid=17360&Itemid=0

Anonymous said...

Layering your clothing may be like a good method to stay warm, but there
's a better option. It should not likely be either very long or too thinning. It brings with it a feeling of relaxation yet excitement. But that must canrrrt you create been unionized giving labor. http://www.literacytexas.org/index.php/member/161975/

Anonymous said...

You should consult your fingers key your FOV
significant earlier than preceding to. Realize it: Women already have
this need in order to their best. Conduct a major online satisfaction feedback.
This winter, the British brandname fashion was each about brighter shades for both gents and women.
http://www.suenaga-gumi.jp/userinfo.php?uid=17374

Anonymous said...

The first boutique is initiated in West Village, New York.
All of your boat is keeping that in mind called a narrowboat
because it's skinny. This excellent is the comparable design she wore to the Queen's Diamond Jubilee.
However, not all dessinateurs took well to your new style and
mood. http://coltoneagles.com/activity/p/13728/

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...