Wednesday 31 July 2013

Daawo:Gabar Gaaloowday Oo Diinta Islaamka Ka Baxday

Daawo:Gabar Gaaloowday Oo Diinta Islaamka Ka Baxday Oo Barnaamish Ay Ka Diyaariyeen Qolooyin Gaalo AhPDFPrintE-mail
Written by Administrator   
Thursday, 01 August 2013 00:17

Kadib markii ay Xerooyinka Qaxootiga ee Soomaalidda ee Kenya ay soo baxeen Hey*addo Soomaalidda faqiirka ah lacago ku soo jiito si ay Diinta Islaakma uga baxaan,ayaa waxay ku guuleysteen Gabar Soomaalidda xeryaha Qaxootiga ku jiro inay Diinta Masiixiga baraan kadibka ka dhigaan Kirishtaamad aaminsan in Ilaahay uu dhalay Nabi-Ciise oo uu wiil leeyahay.

Gabadhan oo magaaladda Nairobi ee caasimadda Kenya ku nool waqti-xaadirkan  ayaa ka sheekeynaysa iyadoo xayeeysiis u samaynaysa qolooyinka kunturaada ku qaata inay Soomalidda Qaxootiga ah  gaaleysiiyaan,inay habeen iyadoo dhibaataysan ay bariday Nebi-Ciise kadibna kurbadii haysay laga dul-qaaday,wixii maalintaas ka dambeeyana ay Diinta Islaamka ka baxday,inkastoo marka aad hadalkeeda dhuuxdo aad ogaaneyso inay Diinta uga baxday xoogaa yaroo shilimaad ah oo la siiyay,maadama sida ay qiratay markii ay baratay dad hanti heysto oo Nairobi degan ay ka dhaa-dhiciyeen inay Diinta Masiixiga qaadato,iyagoo siiyay Kutubka Bible,intii ay gurigooda joogtayna u sahlay inay baraan qaabka Ilaahay iyo Nebi-Ciise oo hal Ilaah isku noqonayo inay barido si ay uga kaaftoondo Diinta Islaamka,waa sida ay hadalka u dhigayaan qolooyinka gabadhan faqiirka ah lacagta ku faraqay si ay Diinta Islaamka uga baxdo.

Riix:oo Daawo:Gabar Soomaali oo ka sheekeynaysa Qaabkii ay Diinta Islaamka uga baxday

Ama Hoos Ka Daawo:

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Last Updated on Thursday, 01 August 2013 00:42

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...