Sunday 28 July 2013

Dhagayso:M/Weyne Is Casil:Xildhibaano Shir Jaraa*Id Muqdisho Ku Qabtay Oo M/Weynaha Ugu Baaqay Inuu Kursiga Isaga Dego PDF



PrintE-mail
Written by Administrator   
Sunday, 28 July 2013 17:37

Xildhibaanadda Beesha Hawiye ee Madaxweyne Xasan Culusoow ka dhashay ayaa afka furatay,iyagoo ugu baaqay inuu is-casilo,maadaama amaankii Muqdisho uu faraha ka -baxay,waxayna Madaxweynha oogu baaqeen inuusan waqtiga ka dhumin Soomaalidda oo is casilo.

Xildhibaanaadan ayaa ku baaqay in amniga Muqdisho lagu mashquulo intii lagu mashquuli-lahaa,Gobolo aysan xukunka Dawladda aan la gaarsiin.

Waa markii ug horeysay ee Xildhibaano ka tirsan Beesha Madaxweyne Xasan ay ku baaqaan inuu is-casilo maadaama uu amnigii Muqdisho faraha ka baxay,intii uu ku mashquulsanaa Gobolo ka madax-banaan xukunkiisa

Last Updated on Sunday, 28 July 2013 17:56

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...