Sunday 15 December 2013

Guddoonka Baarlamaanka oo Shaaciyay in Ra’iisul Wasaaraha Cusub uu hor-imaan doono Baarlamaanka 18-ka Bishan


Axad, December 15, 2013 (HOL) — Kulan ay maanta guddiga joogtada ah ee baarlamaanka Soomaaliya ku yeesheen Muqdisho ayaa looga dhawaaqay in ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed la horkeeno baarlamaanka 18-ka bishan December oo ku beegan maalinta Arbacada ah ee soo socota.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...