Friday 13 December 2013

SHARIIF XASAN ANIGA WAXBA MADIIDANI LAAKIIN

SHARIIF XASAN ANIGA WAXBA MADIIDANI LAAKIIN WAXAA DHAQAN GALAYA WIXII DOWLADA & BEESHA CAALAMKA OGOLYIHIIN

 14
Friday December 13, 2013 - 13:52:57 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 836
  • (Current Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dhowaan shir Jaraa'id uu ku qabtey Hotel Bakiin ka hor Inta uusan uduulin Muqdisho ayaa sheegey in uusan asaga ujeed gaar ah laheyn laakiin loo baahan yahay in laga fekero maslaxada umada iyo waxa caalamka iyo dowlada ka gadmaya oo ay ogolyihiin. 
 Aniga idinkama soo horjeedo horeyna waan idinku sheegey ee wax sameeya laakiin waa in lasameeyaa wax Agoonsi iyo taageero loo helayo waana  ku talin lahaa wax kastoo aad soo wadaa inaad soo de dejisaan oo lagu dhaqsado ayuu dar daaran ahaan fariin ugu direy dadka Baydhabo ku shiraya.

Deg deg Muqdisho ugu laabashada Shariifka ayaa waxay ka dambeyey kadib markii shalay Ra'iisul wasaare la magacaabey si uu asagana uga tala bixiyo Wasiirada lasoo dhisayo ayuu u baxay sida ay inoo xaqiijinayaan dadka ka agdhow shariifka oo aan la xiriirney.

Abshir Maxamed Nuur Mandeela BANA Baydhabo

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...