Tuesday 21 January 2014

Baarlamaanka oo cod aqlabiyad ah ku Ansixiyay Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya (SAWIRO)

 
Talaado, Janaayo 21, 2014 (HOL) — Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xukuumadda cusub ee uu soo dhisay dhawaan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, iyadoo ay ogolaadeen inta badan xildhibaanadii kulanka ku sugnaa.
Warkii oo dhan

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...