Thursday 19 June 2014

Masar oo laga Mamnuucay Nebi Maxamed (CSW)in loo Duceeyo ama

 

 2014-06-19 00:09:20

Dawladda Masar ayaa Mamnuucday Gawaaridda in lagu soo dhajiyo Boor ay ku qoran-tahay (Hal Salayta Calaa Nabiyi Alyoum)

Boorarka la mamnuucay ayaa sidoo kale mid ah Boorarka ay ku qoran-yihiin Aayadaha Qur'aanka,sida magaca Allah ama magaca Maxamed(SCW)

Wasaaradda arimaha Gudaha Masar ayaa arintan mamnuucida ku sheegtay inay uga dan-leedahay inay ka hortagto inay arintan taageero ku helaan Ururkii uu ka tirsanaa Madaxweynihii la inqilaabay ee Masar Maxamed Morsi ee (Akhwaanul-Muslimiinta)oo Xukunkii uu xoog uga fara-maroorsaday Madaxweynaha hadda la doortay ee General C/Fitaax Al-Sisi oo isku arka inuu Dalkiisa ka bad-baadiyay Koox uu ku sheegay Mintidiiin doonayay inay Kitaabka Qur'aanka Dastuur ka dhigato.

Arintan ayaa laga yaabaa inay sii murjiso khalalaasaha-siyaasadeed ee 11-kii bilood ee ugu dambeeyay Masar ka taagnaa,iyadoo dharaar iyo habeen ay taageerayaashii Madaxweynihii la inqilaabay ay mudaaharaad ka dhigaan Gobolo badan oo ka tirsan Masar.

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...