Sunday 4 June 2017

Daawo Sawirro: Madaxweyne Xaaf & wafdi uu horkacayey oo si diirana loogu soo dhoweeyey Magaalada..

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele (Xaaf) iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa si diiran loou soo dhaweeyay magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Xaaf oo uu wehliyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi, Wasiiro ka tirsan Galmudug iyo xubno kale ayaa waxaa socdaalkooda la xiriiray u kuurgelidda xaalada magaalada Caabudwaaq.

Dadweyne fara badan iyo ururada bulshada degmada Caabudwaaq ayaa wafdiga madaxweyne Xaaf kaga hortegay afaafka hore ee degmada Caabudwaaq.

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdigiisa ayaa sidoo kale kulamo la qaatay waxgaradka iyo masuuliyiinta degmada Caabudwaaq, isagoo ka xog wareystay xaalada degmada iyo baahiyaha ka jira dhinaca adeegyada bulshada.












Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...