Wednesday 21 June 2017

Shil fool xun oo ka dhacay duleedka magaalada Hargeysa & khasaare dhimasho oo ka dhashay (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay shil gaari oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay duleedka magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland.

Shilkan ayaa yimid ka dib markii ay fooda is dareen gaari market-2 ah iyo gaari xamuul ah. 

Dadka ku geeriyooday ee saddexda qof ah ayaa wada saarnaa gaariga marketka iyadoo mid ka mid ahina uu ahaa Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Somaliland, halka labada kalana ay ahaayeen darawalkii Gaariga waday iyo wiil arday ahaa.

Gawaari ay wataan Ciidanka dab-demiska ayaa gaaray goobta uu shilkan ka dhacay iyagoo demiyay dab ka kacay gaariga xamuulka ah, waxaana dhinaca kale six un u burburay gaariga kale.









Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...