Friday 2 June 2017

Shil Gaari oo dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay inta u dhaxaysa Boosaaso iyo Carmo


BARI(RBC RADIO)Wararka aan ka heleyno Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay Shil Gaari oo sababay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Shilka oo ka dhacay inta u dhaxaysa Magaalooyinka Boosaaso iyo Carmo ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu sababay dhimashada 2 ruux,Waxaa sidoo kale shilkan ku dhaawacmay ilaa 8 ruux oo qaba dhaawacyo kala duwan.
Shilka ayaa yimid kadib markii ay isku dheceen laba Gaari oo kuwa Raaxada ah,waxaana lasoo sheegayaa in gurmad loo fidiyey dadka ku dhaawacmay Shilka Gaari ee ka dhacay Gobolka Bari,Taxadar la’aanta darawaliinta ayaa inta badan keenta Shilalka ka dhaca dalka.

RBC RADIO

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...